VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaane jacaylka sooray - Lyrics

lamaane jacaylka sooray sariigtoo soo dhaweeyay barbaar sadrigooda caashaqa sabeeya reer samaystay adaa saafiyeey haweenka taako iyo suxul sare u dhaafay sawraca quruxdaada suuban suluukhaad kala sinaatay SAATIRKU ubad ha idin siiyo reerkaasi hadeer la seesay ha noqdo kii lagu sifeeyo samaaniyo khayr aan suulin
Queue is empty
-- / --