VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamaane midoobay - Lyrics

waa libaanta aduunyo waa lamaane midoobay waa ladnaan laba caawa ka lib gaadhay jacaylka labayahaw mataanoobay loo bogay arooskooda luriyo ka fogaada ciil laabaha isu galiya khayr digriyaw iyo ladan najmaay halbeeg qurux lagu daydiyo noqdaay laba guri xasilay libiyo ducaan idinku ladhay nolosha ku nagaada reer ku lada halka aad gasheen waa lamaane bahoobay waa dareen laxow dhaafay waa nasiib libin gaadhay mar labaad nolol keenay
Queue is empty
-- / --