Nasabiyo gobaay
Nuur ii iftiimaay
Neecawda roobkaay 2x

Niyaddaydi waa adiga
Nuural cayni adigaa
Nabdigayga degay 2x

Ma nugliyo kalgacalbaa
Naftaydii Naftaydii heleeloo
Naftaydu Nasan wayday awgaa Naftaydani 2x

Nolashaba dhammaan
Middaan Naawilaayaay
Naxli aan laheeynee 2x

Nasiibkaygi adiga Nuural caynii adigaa
Noqdayoo ahaadee alla
Nasiibkaygana adigaa
Nuural caynii adigaa Noqdayoo ahaadee

Ma Nugliyoo kalgacalbaa
Naftaydii Naftaydii haleeloo
Naftaydu Nasan weeyday awgaa Naftaydan 2x

Exit mobile version