VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qalbi xada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najiib alfa
Qalbi xada

uuuu yeeeeeaaah
Dhabbeey ii xoreeysay anigeee

Dhabbeey dhabbeey oo dhabbeey ii xoreeyseee

Inkastoo xiskaygii u xawilatay meel kale
Inkastoon xisaab galo marka aan xusuustaba
oo jaceeyl bilaa xada xambaarsanahay maalamahan 2x

Xumadiyo ala xumadiyo xumadiyo xanuunkaa
iyo xaajadeeydaa xarka goosanaayeee
xaalkeediina maqan yahay waaban ku xamdiyayooo
qalbi xada xiskaa raba 2x

Uuuuuuuh ooooo yeeeeaaah
Dhabbeey ii xoreeysay anigee

Dhabbeey dhabbeey oo dhabbeeey ii xoreeyseee
Waa xariir bilaa xan ah waa dhabeel xishood badan
waa xuural cayn bila xaqa weey taqaanaa
qof xil qaadi karayoo guur xambaarsan weeyaan 2x

Waa xulkii alla waa xulkii waa xulkii hablaha kacay
sheekadeedu waa xeer kaftankeedu xanaf maleh
Aaadmi weeye xiisa leh Ood ka xaalad goyneeyn c
aqliguna xor yahay wali 2x

Xubin weeye igamida xubbiga iyo jacaylkuna
dhabbeey dhabbeey dhabeey ii xoreeysteen
iyadaan u xiranahay 2x
Dhabbeeey ii xoreeysay anigeee

codkii Najiib alfa