VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saafi - Lyrics

Lammaana jacaylka sooray sariigtuu soo dhaweeyay barbaar sadrigooda caashaqa sabeeyaa Reer sameeystay 2x Adaa adaa saafiyeey haweenkaba taakiyo suxul sare ku dhaafay suraca quruxdaada suuban suleekhaad kala sinnaatay 2x Saatir ubad ha idin siiyo Reerkaasi haddeer la aseesay Ha noqdo kii lagu sifeeyo Sammaaniyo khayr aan suulin samaaniyo khayr aan suulin 2x Lammaana jacaylka sooray sariigtuu soo dhaweeyay barbaar sadrigooda caashaqa sabeeyaa Reer sameeystay 2x Adaa adaa saafiyeey haweenkaba taakiyo suxul sare ku dhaafay suraca quruxdaada suuban suleekhaad kala sinnaatay 2x Saatir ubad ha idin siiyo Reerkaasi haddeer la aseesay Ha noqdo kii lagu sifeeyo Sammaaniyo khayr aan suulin samaaniyo khayr aan suulin 3x
Queue is empty
-- / --