VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Usheego - Lyrics

UUrkayga jacaylka dagay Waxaan dado oo qarshaba Dareenka u adkaysan waa Muddaan dusha kaa jeclaayee sheego usheego Dan baa itiri Intaan caashaqu ku dilin Dookhayga hadaa ahaatay Naftayduna ay ku doontay Haddaad xaalka igula daashoo Weliba ii dabacsanaato Miyuu kula dagi dhulkani Hadaad caashaqa igaaray Mar uun aad ila dareento Miyaan noqon ruux danbaabi Muddaan dusha kaa jeclaayee sheego usheego Dan baa itiri Intaan caashaqu ku dilin Dookhayga hadaa ahaatay Naftayduna ay ku doontay Haddaad xaalka igula daashoo Weliba ii dabacsanaato Miyan kula dagi dhulkani
Queue is empty
-- / --