UUrkayga jacaylka dagay
Waxaan dado oo qarshaba
Dareenka u adkaysan waa

Muddaan dusha kaa jeclaayee
sheego usheego
Dan baa itiri
Intaan caashaqu ku dilin

Dookhayga hadaa ahaatay
Naftayduna ay ku doontay
Haddaad xaalka igula daashoo
Weliba ii dabacsanaato
Miyuu kula dagi dhulkani

Hadaad caashaqa igaaray
Mar uun aad ila dareento
Miyaan noqon ruux danbaabi

Muddaan dusha kaa jeclaayee
sheego usheego
Dan baa itiri
Intaan caashaqu ku dilin

Dookhayga hadaa ahaatay
Naftayduna ay ku doontay
Haddaad xaalka igula daashoo
Weliba ii dabacsanaato
Miyan kula dagi dhulkani

Exit mobile version