Heesta Adaa wali kuu bukaa - Lyrics
Burjiga quruxdiyo
Dadnimo biliga
Dhaqankiyo gobnimo
Basarka wacan iyo
Qof nimo
Adaa basharka usitoo
Adaan wali ku bukaa
X2
Indhaha bilic baad
Baad utahay qalbiga
Abwaan baad utahay
Bogiyo jeexii naftow
Miyaan ka maarmayaa
X2
Adaan raga kaa bartoo
Adaan kuu beer nuglaa
Hadmaad ibogsiin wll
X2