VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allow sahal - Lyrics

marbaad samirka diidaa marbaad gacanta saydhaa ka socotaa ilawdaa samihii horee jiray adoon garanayn sababta subaxdii timaadaba sahwiyo dhib inaad ku joogtaa saw dhib iyo ma aha yaab ana salawga caashaqa inkastoon sara kala kacay maba sifayn karaye ALLOW sahal umuuraha marbaad si kale noqotaa marbaad sariir ku ururtaa ka soontaa nafacada oo hurdo seexan waydaa waa sinbiil aduunyadu ma simaan dharaaruhu saaciyo barwaaqada midba waa si gooniya
Queue is empty
-- / --