Heesta Ayaan badanoo - Lyrics
ilays kaahiye
iftiin nuuriyow
koonkad iftiimisa
dhamaan arladoo
macaan arladoo
adigo edeb iyo
akhlaaq badanoo
kartina aynigaa
adaa dheero
macaan iga mudan
macaan ixtiraam ig mudan
ayaan badanow
ano ooridaada
adiga kuu noqdo
ubad kuu dhalan
alle kuma osodo
ana ima qado insha allah
idim alla insha allah
anaa ku jantoo
anaa ku jecel
indhaha ilmada
adaa ka tiro
macaan iga badan
macaan asaagay
adaa iga badan