VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Baby i love you Lyrics

qalbiyo isu oomanoo
waxaan nahay is aaminoo
mar walba isu uur fayow
macaan i love you
cawaale i love you

qalbiyo isu oomanoo
waxaan nahay is aaminoo
mar walba isu uur fayow
nashaadeey i love you

indhaha nuurkoodiiyoow
i deeqa i doojiyaw
macaanoow baby i love you
sweet i loveyou

indhaha nuurkoodiiyeey
i deeqa i doojiyaw
macaaneey baby i love you
sweet i love you

ii muuqo farxadaydiiyoow
ii muuqo agtayda joog

ii muuqo farxadaydiiyee
ii mmuuqoo agtayda joog


Lyrics by: anwar
loading..
-- / --