VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxnaano cover - Lyrics

adaa beeray caashaqa hadan baabiinayee adaa beerkayga xaabshay hadana bayl ku shubaayee adaa been iiga dhaarshay hadana sii badalaaya baxnaanadaydiii baryo ka sarayntaydii waa bar kuma taalee waxa aad la bugtee la bogsan waydee bushaaradaada ah banaanka u soo saar adaa booday cayaarta batarkii dhabqinaayee adaa jaantii ka baydhoo jiib kalena bowsanaaya ee erayga kaa soo baxaayiyo uurkaaguba kala baab ahee
Queue is empty
-- / --