VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caalamka ii shidan - Lyrics

Anigiyo naftaa wada shawrnay Dadaal iyo waxuu noqdaan ku heshiinay Wadadii nolosha sax u qaadnay Naqa caafimaad baa ii hilaacay Nasiib wacan baa ii baaqay Nalkii guushana ii daaray Naxli meel baan iska saaray Dhegahana nacab ka furaystay Neecaw i martaan ku qaboobay Niyada deganaan ka dareemay Jawi ii noqday baan ku xayaaday Nimcad iyo farax baan la midoobay Caalamakaa ii shidan just now Shaxshax baan ku jiraa right now Ramuutkaan u hayaa Anuu xabadkaan ka socdaa Oo nolosha ii macaan right now Oo noloshaa kuu macaan right now
Queue is empty
-- / --