VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cafis - Lyrics

Intii aan kala cadhooney Muxuu Cadaw yidhi heshiiya Maxay casar iyo habeenba Ku taamay cidhib tirkeena Maxay casar iyo habeenba Ku taamay cidhib tirkeena 2x Sidii filimaan cajiiba Maxaynu ahayn cayaaruu Sidii filimaan cajiiba Maxaynu ahayn cayaaruu Qofkii i yidhaa cadgooso Caloosha maxaan ka gooyay 2x Xidhiidhkeenoo curiyaama Maxay codsadeen ayaamo Noolaha qof inuu cadeeyo Muxuu faray ceebaheena Muxuu faray ceebaheena 2x Saaxiibada galinba cayna Agtooda maxaan ka caagay Cishooyin kuwii warqaadey Ceebtooda maxaan ogsooneyn Cishooyin kuwii warqaadey Ceebtooda maxaan ogsooneyn 2x Dadyow ku cuslaa agteena Maxaan bartay camaladooda Dadyow ku cuslaa agteena Maxaan bartay camaladooda Ha yeeshee caashaqeena Cafis uunbaa badbaadshey 2x Xidhiidhkeenoo curiyaama Maxay codsadeen ayaamo Noolaha qof inuu cadeeyo Muxuu faray ceebaheena Muxuu faray ceebaheena 2x
Queue is empty
-- / --