VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciradii jacaylka cover - Lyrics

curaadiyo jacaylkii kala cagaanan jiray ana caawa labadaba la cawey simaayee waxad cidhib ku leedahay la cawee sidiisa halka laga ciyaaree walee ciirsigeygoow calaf iyo wad mooyee mid kaleba ma caashaqo carabkiyo indhaha iyo calooshaad dhex miratoo cadaw aad ku noqotoo hawlo aad ku curisee kalgacaylka ciidami cusleeyoo hub soo dheh ana yaanu ceebeyn walee ciirsigeygoow calaf iyo wad mooyee mid kaleba ma caashaqo
Queue is empty
-- / --