Heesta Dareenkii igubi jiray - Lyrics
sidaan gabar caruura
waxaan soo gardaad shaba
soogodol jacalkii
guyaal aan sugaayany
anigaba guhaadoow
wali igama guurinoo
ma gabloon manuu gaagixin
manuu gurin jacalkii
caku good mo joogtid
gujo igama daayo
indho gibirsi mooyee
magam oo hurdadaba
anigaba gamuunkiyo
warankiyo gantaaludu
ku ganay halbawlaha
gilgilay wadnaha bidix
cishqigaan la golon golay
kol haduu gobaadeey
adigana ku guud furay
galad weeye eebee
aynu gaaxdii samaalnee
gaawaha usoo culo
dareenkii igubi jiray
kol haduu gacaliye
adna gooni kuu helay
waa guule mahadiiye
aynu guri yagleenee
gaafkeenii ma caawaa