VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dugsiga barashada - Lyrics

hadaan dago uurka hoose afkaan magacaaga daynan dibnaha adaa xukuma adaaa dagalada qalbiga adaa sidii sawirkii dulsudhan dugsiga barashada jacaylka darsiga lagu dhigo xaqdhawrka adaa dar alle ibaray dal xiis waxa iigu filan daymada aragaaga wacan indhaha waxa ku daawadiyo waxaad iidahay dugsoon siday qoraxduba dayaxa kaaha iyo uugu deeqdo nuurka adaa ku dawaarsan maanka nalkii rajadeed aad daartay dubkayga waa kaa iftiin shay wadnaha dacalbaanku siiyay waxaaan udabaal dagaa xalfada isku duub nideena waxaan darmo kaaga yeelay meel aan wali ruux darsaaba hortaa wali ruuxku dhalan damiir kaagaa hagee daqiiqad qudha hay cidlayn
Queue is empty
-- / --