dharaarihii farashka iyo
mafoga wakhtigii samaa
nasiib kii fiicnaa
fooduu kugu soo hayaa
nasiib kii fiicnaa
fooduu kugu soo hayaa
waxaad filaysaa hirgali
fudad noqon oolaheli
amuurah way is fur furtaa
fartaa malaba ladari farta
amuurah way is fur furtaa
fartaa malaba ladari farta
intii kugu fooganayd
fiicnaantaada necbayd
ayaa fashil noqon mardhaw
kuwaa firxad kudhici
gaday farxad kaa maqnayda
mid faro badanbaa uman
intii ficil kugu wadiyo
fariin nacabkaad udiri
gaday farxad kaa maqnayda
mid faro badanbaa uman
intii ficil kugu wadiyo
fariin nacabkaad udiri
fadhiga waxa kaada
kici kuwi kugu fani jiray