VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gocasho - Lyrics

inkastoon gorfeeyoo caashaqan i galay aan gam'i waayay awgii hoheey garashadaa ila garanba waydoo waxan gocanay wali habeenkii gaduudnaa gafkaad igu samaysiyo nabaradii i gaadhoo ii gaaraabi wayde ruux garasho dheerroo geerida yaqaanaa marna lama guhaadshee iga goo halkii aan gibilkaaga uga iil in kastoon garaaboon gadhka iyo wadnaha gashayoo ku taalay misna gaooni joogine waa aayado gaaroo gayaankay ragaa kacay kalgacaylkan guunkii igu kalay yaraantee ilama gardaadine guur waan ka giigoo
Queue is empty
-- / --