Indhahan igu eeg
Kalgacal hubaasha
Naftayda garo dartaa
Baan u oomanahee
I aamin inan ku rabo
X2

Naftaa ogol taada
Oo uurkaa jecel arag-
Tidaadee agtaada
Inaan imaado ilbaan
Ka gartee idhowr
X2

Hadaan ololoon ku
Ku tabo awgaa casha-
Qaan ihelay ayaa amar
Igu wadee dhayahan
Kuu ilmaynaya bilash
Uma ooyayaan X2

Qalbiga hadaan kuu
Igmaday amuurta
Hoostayda dhigo
Adaan dadba kuu
Jeclehee yaqiinso
Inaan ku eegto
X2

Dhagaha eraygaaga
Jantoo afkaan dhigin
Amaantadee aawadaa
Hadii aan dhibtoodo
Adaa aniga adaa
Ibadee ogow X2

Hadaan ololoon ku
Ku tabo awgaa casha-
Qaan ihelay ayaa amar
Igu wadee dhayahan
Kuu ilmaynaya bilash
Uma ooyayaan X2

Exit mobile version