VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl la hilmaami maayo - Lyrics

hadaan runta lagu midoobin hadaan been laga jiray kalgacal heer lagama gaadhe ee ku aaminay anoo ilowsan markaad isku kay haleysa anaa nafta kuu hibeeyay markaad boga ii haneysay anaa xiska kuu hadyeeyay hankayga intaad jibaarto adaa himilo i kayyaa hamiga u dhameeya laabta ee intaan isa hayna guusha jacayl la hilmaaami mayo adaa hanka ila wadaaga adaa hamigayga ah hamiga u dhameyay laabta ee intaan isa hayna guusha jacayl la hilmaaami mayo humiga waa midkeena dhigaa ma hawysan dookhu ilbaha jiidhkiyo lafahu hal weyaan qudheenu intaad i hafeef tirayso anaa halgan kuu galayaa intaa ii hiilinaysid anaa u horeeya falkeyn xiga hankayga intaad jibaarto adaa himilo i kayyaa hamiga u dhameeya laabta ee intaan isa hayna guusha jacayl la hilmaaami mayo adaa hanka ila wadaaga adaa hamigayga ah hamiga u dhameyay laabta ee intaan isa hayna guusha jacayl la hilmaaami mayo
Queue is empty
-- / --