jacaylka anigoo ka fiiga
adaa ani ii fasiray
anoo phobia ka baqa
qalbiga adiga furtoo
faaidadiisa i baray

mar qudha aad fiirisan
xasuus fara badan galnaa
farxada aan ka hela
dadkaba ku filnaan lahayd

adaa hore iga fahmo aniga
facekayga inta akhrido adigu
waxaan rabo ii fushee aniga
jacaylkaad ku fiicantahay adiga
fariidnimada iyo waxaad adigu
faca dheertahay aqliga adiga

adaa hore iga fahmee aniga
facekayga inta akhrido adigu
waxaan arabo ii fushee aniga
jacaylkaad ku fiicanthy adigu
fariidnimada iyo waxaad adigu
faca dheertahay caqliga iyaga

dareen faraha ka badan
ayaa igu sii fidoo
waxaan ku fatahay qalbiga
xubigan la falgalay naftee
faracii boodhari ka mida

wadnaha iyo meel fogbaa
faleenba ku xidhatayo
kashayda waxa ka furan
adiga faylkaaga qudhaa

adaa hore iga fahmo aniga
facekayga inta akhrido adigu
waxaan rabo ii fushee aniga
jacaylkaad ku fiicantahay adiga
fariidnimada iyo waxaad adigu
faca dheertahay aqliga adiga

adaa hore iga fahmee aniga
facekayga inta akhrido adigu
waxaan arabo ii fushee aniga
jacaylkaad ku fiicanthy adigu
fariidnimada iyo waxaad adigu
faca dheertahay caqliga iyaga

Exit mobile version