Heesta Kaba dhac - Lyrics
kalgacal dhumuc ween ila dhan oon dhaman wiligii ila dhan oon dhantaalmin waligii ila dhan anba ila dhan sida dhay dhay dhay umacaan ila dhan x2
dawaaq aan kululeen aan kululen igu dheh oon kashayda dhibeen igu dheh hadal lala dhaco igu dheh x2
qosol aan dhag dhehee dhag dhehee igu dheh x2
xaasid keen hadhumee kaba dhac oohoo oo kaba dhac hadaweesan namiin kaba dhac aaha aa kaba dhac
hadurmo kaligii kaba dhac kaligii kaba dhac ooga dhac kasoo qaad wax dhintoo kabadhac x2
ehelkeena dhamaan dhaman uga dhac jecelkeena dhagtaa dhagtaa uga dhac inuu kaa yahay dhab ooga dhac inuu kaa yahay dhab ooga dhac
axdi uuna dhex yaal ooga dhac x2
ila dhoor cishqigoo ila dhis dhinacaaga macan iga dhis ugu dhaatay adi iga dhis ala iga dhis dhismo reer keed quruxay ila dhis x2
dhimirka qof ku yaal qof ku yaal iga dhig gacalow kugu dheer adiga dheelna kaa eheen iga dhig dhiig wadenka ku nool iga dhig x2
xaasid keen hadhumee kaba dhac oohoo oo kaba dhac hadaweesan namiin kaba dhac aaha aa kaba dhac
hadhurmo kaligii kaba dhac kaligii kaba dhac ooga dhac kasoo qaad wax dhintoo kabadhac x2
ehelkeena dhamaan dhaman uga dhac jecelkeena dhagtaa dhagtaa uga dhac inuu kaa yahay dhab ooga dhac inuu kaa yahay dhab ooga dhac
axdi uuna dhex yaal ooga dhac x2