ku doortay doortay
ideeqay wan ku diirsada
ama ku doortay doortayo
ku dareemay dareemayo

qalbiga daahada ku jecel
xiskani daganba ku raba
waxba aan dabooba iyo
hadal anan ku daaline
anaa dumar ku jecel

maanka dubtoo ku jecel
adaa dagay oo ku nool
xubnaha dusha iyo nudkoo
adaa dabiibo i hurin
anaa aniba dayin

ana daweeya ku jecel
ana dugsiiyow ku taba
ana daryeela kuu hurin

Exit mobile version