VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ogoli - Lyrics

adaa kasbadoo naftayda kalsooni adaa isiiyay adaan kuu uursamaaday sideedana kuu ajiibay adaa qalbigayag dhawra adaadhibta iga ilaasha laabtaada intaan ku jiifay amaan buuxaan dareemay ku ogali inaan kula midoobo ogali inaan kuu nuglaado macaane ogali inaan ku diranaado adiga ogali qofkaagana aan ahaado ahaado anaa aaminay warkaaga agtaadada anaaku rastay adaan kuligaa kugu ekaaday sidaada hada iigu faanto adaa farxad iiho seeday adaa garab ii ahaaday wakhtiga adageen kuu baahdo qof baad tahay aanan waayin
Queue is empty
-- / --