adaa kasbadoo naftayda
kalsooni adaa isiiyay
adaan kuu uursamaaday
sideedana kuu ajiibay

adaa qalbigayag dhawra
adaadhibta iga ilaasha
laabtaada intaan ku jiifay
amaan buuxaan dareemay

ku ogali inaan kula midoobo
ogali inaan kuu nuglaado
macaane ogali
inaan ku diranaado
adiga ogali
qofkaagana aan ahaado ahaado

anaa aaminay warkaaga
agtaadada anaaku rastay
adaan kuligaa kugu ekaaday
sidaada hada iigu faanto

adaa farxad iiho seeday
adaa garab ii ahaaday
wakhtiga adageen kuu baahdo
qof baad tahay aanan waayin

Exit mobile version