VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahashada cover - Lyrics

lahashada kalgacalkaa ladi waayey laydhiisiiban la liicliicayaaye sida liiga xulka loolamaayyo sida lowlow hodayaa intaa laba laba la ii shidaya maladniyee cishqaa igu laba jacleeyo loolan maayo hadaa soo laaban waydee lalabiyada ku haysaa laxawgeedo ma ladani lud iyo jif amba way igu ladhatoo sida laabta xuushada kala xiiba yeesho sida laba jiir curadaa intaa kuso laxawsanaya ha laliijin warankaa kaligaysan xididadaa hadaan luxudka la idiginee soo laaban doone labadoon habeenkii ladi waayey lulashada wadnahasoo laxaw iguma soo kaco sida liig xar galayban liid gadhka ku yeesho sida geenyo labanbaa intaa la ijara lulayaa maladniyee cishqaa igu laba jacleeyo loolan maayo hadaa soo laaban waydee ooyadka deyreed laxawgiisu lugtii faraska raacde ma kuu gowracaano sida laash badweynbaa liicliicayaayo sida laalo labeeba intaa laydhu igu ciyaarte ha laliijin warankaa kaligaysan xididadaa hadaan luxudka la idiginee soo laaban doone
Queue is empty
-- / --