VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Larka kii igu beeray - Lyrics

lama yaabo naftayda ku labowday libraan la rafiiqday dareenka wuu uu ilinsho ilowshayo wuu ilagdoo aa ila ciirshayoo leeb jecayl laabta toos lad habeen huuno waayayee larka kii igu beeray aniga anaa labtayda ku seexinee liqliqoonta dari maayo kama leexdo hankayga ku ladhnaatay hamuun la fogaadey jacaylku waa la luudo la leelayo wuu i luuroo i laxaadsado luhun kalgacal lahankiiso lamadoo iska waayayee
Queue is empty
-- / --