sida maygu da'ay
dhulka dhado ma marin
isku abu madaaye
ana dhagax ma bixin
gacmo caashaqiyo
kun midab la doon
alle gaari billi
ragna eray macaan
badaan malabayn iyo
qosol maax ka been
ma ka dayn haween
maya waa mayee
ana muga yarkoo
ku meel gaadh jacayl
ina kuma daalo
madhe ha iga suubin
sida ubax mug baxay
maya haa ma noqon
dhirna magool ma dayn
diina miid ma noqon
gacmo caashaqiyo
kun midab la doon
alle gaari billi
ragna eray macaan
badaan malabayn iyo
qosol maax ka been
ma ka dayn haween
maya waa mayee
ana muga yarkoo
ku meel gaadh jacayl
ina kula ma daalo
madhe ha iga suubin