VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maftuux - Lyrics

Curuuqa jirkeyga cadkii Ka jarmoo cududa beerkeyga Midkii ka curtoo curudkaan Dhalee ku ciil baxayoo Ciziyo sharaf bade cakuye Huwantoo cawiyo nasri baad Cindiga u tahoo cishadaan ku dhalaad caziiz caziiz mahadshee hooyo Caafimaad maftuuxoo ku Cawee hooyo maftuux Caafimaad ku caweey Midaan laga caban oon leysku carin mid aan camal xumoo cawajka aan lagu xaman mid aan cilad iyo canbaar loo helin mid aan cimrigii caasi iga noqon mid Caawiya oo bulshada caafiya Caafiya caaynaada garaadada mid loo ciirsado arliga qiimiyo cizeyn badan ku leh maftuux cadow caadil caadil kaa yeel.
Queue is empty
-- / --