VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magarbaa - Lyrics

xubigii xiska meelka xorastay kuna xiisay anoo ku xusaayaa ku xurmeeyay anoo ku xigtastay ku xushmeeyay anoon ku xujaynin adigoon ixasuusan xagaaga xumadooday dhibtii xejin waayay adigoo og xaqiiqdii xaga haatan nafsadii xal u waayay xeermiyaa in wanaaga la xooro maxadbaa in jacalka la xabaalo ma xinba in nacaybka la xoojo ma xaqba qalbigii la xumeeyo xiligan xiligan nafta xaasil kuu siiyay ku xushee islahaa ku xisaabtan xilkuu saaray intaan ku xaq dhowray ku xanaanshay anoo ah xaruuri adoo xagal daacshay xidhiidhka marku xididaysatay xanaaqay anigoo xanaftiisa xanbaartay xanuunkiisa xoog u dareemay
Queue is empty
-- / --