VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mid iidaran - Lyrics

naftaydii maan dirqiyin dareenkana maan qasbini danbiga indhaha dahaadhe mid ii daran ka helay danbiga kugu qabiyo hogaan ku daboolanahay naftii kaa diidi lahayd damiirkiba dhinto dartaabey nacas u tahay markaan dib u joog itidhi daraad waanigi aqbalay hadana kuma deyn kare yadayda dabka ku shiday aduunba damin kare aduunba damin kare aa inte dib kuu suga lan ku dagen ba heshee badhba weli taagan dadkan warkood la daboobaye u dayriyay aawada kashayda jacaylka degaa xumaantaade ii dadoo gafkaaguba ima damqe waxay kaa diidan habluhu please ana ha igu darin markaan dib u joog itidhi daraad waanigi aqbalay hadana kuma deyn kare yadayda dabka ku shiday aduunba damin kare aduunba damin kare aa inte dib kuu suga
Queue is empty
-- / --