VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaanad - Lyrics

axmiyaanad oranaynin indha kuu abarsaday haday kuu ilmeeyaan ogobeey jaceylbaa intuu igu itaalsaday iikaa nugleeyeee waxaan kaaga aayi arxan kalaa joogee igaba aamusnow inyaroo ku eegtoo iska kaa agjoogana ma qof ay ku adagtahoo ogolaanin baad tahay aawadaa naftaydani inay kuu ildaran taahay ileen waad ogsoon tahee umalkii jaceylkiyoo uurku taaladaan qabay ka daweeyoo ismad odhan aniguna ilowoo ka adkaysoo maan garan igaba aamusnow inyar oo ku eegtoo iska kaa agjoogana ma qof ay ku adag tahoo ogolaanin baad tahay ma qof ay ku adagtahoo ogolaanin baad tahay
Queue is empty
-- / --