VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolal ila dhis - Lyrics

ila dheel ila dheel dhakhtir naftaay nolol ila dhis ala waynu dhaftaye kaalay ila dheel sida dhool gu yoo dhibicdii shubaa iidhexqaadayoo dhabaan kujeclee dheemaneey kumee geesi dhiiranoo dhaxan laga dugsado dhabtii waa adigee kaama dheeriyee dhamow soo dhawoow dhaban kaaga wacan dheeh qurxoon dhamays adigay iigu kaa dhantahay ruux lala dhaqoo ubad loo dhalaa igu waa adiga dhamiday ihooo dhe xabiibtaay dhowrsantay xushaay dhabeel quruxsaneey dhakhtarkii naftaay nolol ila dhis ila dhis kaan ku dhaartayoo dhibtii caashiqiyo dharaarihii adkaa waynu dhaafnayoo kaalay ila dheel isku dhoormidoo abid dheeliyeen dhibta iska jira dhabtii waan nahee farxada ila dhowr laba isku dheer dhaayah iska jecel dhabtii waan nahee farxada ila dhowr isku dhoormidoo abid dheeliyeen dhibta iska jira dhabtii waan nahee farxada ila dhowr laba isku dheer dhaayah iska jecel dhabtii waan nahee farxada ila dhowr
Queue is empty
-- / --