VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga rogmayaa - Lyrics

jacaylkii i helaa badayda hayoo ilow i dagaa waan ka hagayoo qalbiga hogmayaa hubaal i watoo awgaa hurdada marbaan hadrayoo wataan hidiyoo naftaba harayoo ala waatan hediyoo naftaba hurayoo aa inan ku heloo dadaal halisiyo halganbaan u maroo ha yeeshe matan hor weyn hanatiyo markaan ku hantaan hagaag u ladoo kaftanka hulisaa hadalkeeni uunkoo barasho hufanbaa ilenkeed ii furmoo hasaaawe dhabaa adaa igu heloo dareen hafiya hanaqa ku fidoo wataan hubaal ragba kaaga harayoo aa inan ku helo dadaal halisiyo halganbaan u maroo ha yeeshe matan hor weyn hanatiyo markaan ku hantaan hagaag u ladoo
Queue is empty
-- / --