VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaraabada ma badinaa - Lyrics

qoortaada dheeriyo qotonkiyo cabaadhyaha qalbigayga saaqdo qandho aan ka qaado qandho aan ka qaado aniguba qiyaas li waan qariyaa jaclkoo wadnaha dhiiga qubaya kaalay laabta igu qabo laabta laabta igu qabo qoskaad ka dhalataa quraan kugu barbaarshoo waad qiimo badantee qudha maysu dhiibnaa intaa qiso jacal bugagta lagu qoroy keena uqoro wayn dadkuna wada qiray qarkeen ma gaadhnaa baby qurumaha ma dhaafna baby qoskeena ma dhisanaa baby qaraabada ma badinaa baby qaraabada ma badinaa baby
Queue is empty
-- / --