u doooran qofbaa u dooran
u dilanoo nafbaa u diiiran
dadaalka inay wadana
danbaa tidhi dabada hayso

dawadu waa ruux qudhaa
dibnahaa magaciisa jecel
midkii dahab ii ahaa
dareenka u gaar ahaa

u tahay dayrbaad u tahay
u tahay daganaw macaanow u tahay
u tahay meel aan ogahay
dadkuba wali aanay arag

dubaaxa jidhkaa dubaaxsha
diirkiyo oogada damqaaya
degdega wadnahaa digleeya
damqaaya duebaan sidiisa

Exit mobile version