VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rag baan caashaqa - Lyrics

Rag baan caashaqa dareemin Rag baan calmashada Daneenin rag baa digashada Ku caanoo samaan tana duray Ka qaaada iyagaa dal bashada abuura hadana dam qashada ilaawee imisay derbiyada ku dhaafeen imisay dalow yada katuureen unugul dumaroo jeclaatay hayeeshee darsaa kordhaayo dunidu shalay majoogtee intii diiran iyo haweenka dar daaran waxan u dhaafay dab cigaad arag taan dhigiisa nolosha daris kula ahaada rag baan dul qaadka xeerin rag baan xilahooda doojin rag baa u bad kooda deershoo dalaaq dana sahal ku dhiiba iyagaa duun yada ka raaca duruufta midii ku haysee dalkaba maxay ku ciileen imisay dibadaha ka aadeen nasab dumaroo xishood leh hayeeshee darsaa kordhaayo dunidu shalay majoogtee intii diiran iyo haweenka dar daaran waxan u dhaafay dab cigaad arag taan dhigiisa nolosha daris kula ahaada
Queue is empty
-- / --