VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sarkaal - Lyrics

halyeey sumcadiyoo edaabta edaabta edaabta sifaha dhaqankiyo asluubtaa rabaa kugu saday hufnaaanta samaha burjigiyu wacnaanta ragaba saaamiga mudnaanta adaa ugu sita xurmaynta adaa sad uhelay amaanta sadriga kuu qaba hamuunta ayaa kugu saba hawraarta anuu sawirkaagan laabta qalbiga surayoo dareenkaa dartaa uga soomay oonta sarkaal dabcigiyo bildhaanta sumcada badan iyo qiimaynta rabaa kugu simay milgaynta sadbaa uheshay samaanta adigaa soociyo tilmaanta adigaa ku suntan ladnaanta adaa sax uxulay xusuusta sadriga kuu qaba hamuunta ayaa kugu saba hawraarta anuu sawirkaaga laabta qalbiga surayoo dareenkaa uga soomay oonta
Queue is empty
-- / --