VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shabeel naagood - Lyrics

jacaylkayaga shucuur leh xurmiyo wada shaame ah shuruud iyo mudan la'aana xifaaliyo shaki la'aane axyaa xubi shabaasha shaabaab weyan shariifa shacni yio karti leh oo shujaaca sidii shumacii siraadan la sheeg sheego la sheegin shaacir weeyan dulqaadleh allaa faxaleeya sheeqa shabeel naood sidiisa niman shalmadii shaqaaqda shabcada daba qaada weeyi niman sida shaandho miirto shuuxiso dhulka gaarin weeyi nimaan shuqulada haweenka shaqsi aan ku mashqulin weeyi xiirirkaayaga shiraacan xushmiyo waa shaadirayna shareeriyo bila buuqa shamsiyo sida dayaxa nura axyaa xilwa shaatin anaa jecel shaafi kowdhe sidii shucarada amaana duciyo sida caano shashleh tibaacdiyo weedha u sheegto shaaro waa sideea qaato ala ilahee waa sifeyste shabeel naood sidiisa niman shalmadii shaqaaqda shabcada daba qaada weeyi niman sida shaandho miirto shuuxiso dhulka gaarin weeyi nimaan shuqulada haweenka shaqsi aan ku mashqulin weeyi
Queue is empty
-- / --