VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tusaale - Lyrics

guusha waa loo tabcaa samirbaa lagu tiigsadaa tilmaambaa lagu socdaa tashigu waa lama huraan qorshahaad ku taamayso aadmiga ficil lagu tusaa taariikhdu qofbay xusataa tusaalaa laga dhigtaa anaa caashaqygan tolmoon taashkiyo calankiisan bilan tiirkii hayaybaan ehee taano waa in laydhisaa duniduba igu wada taqaano halganbaa lagu tamariyaa talaabaa dadku qaadayaa tartanbaa lagu wada jiraa nin seexday hugaa utaal hankaa qabyo laga tiraa qalbigaa laga noqodaa wax tagay waa laga hadhaa wixii taganbaa haniya anaa caashaqygan tolmoon taashkiyo calankiisan bilan tiirkii hayaybaan ehee taano waa in laydhisaa duniduba igu wada taqaano
Queue is empty
-- / --