VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

iftiin baxayaan arkaa rajada udugbaan arkaa ayaamo wanaagsan jacalkjeenaan arkaa ishaan kula raacayaa agtaadaamn joogayaa naftaan kugu aaminaa kalsoonidu waa adiga ubaxabaan kuu beerayaa aroosbaan dhiganaynaa adaan ku ilaashadaa nacabku isaruursadaan kun jeer inqilaabayaa galgacalbaan ababiyaa iinbaan kaa dhawrayaa dartaa ilinbaan qubaa adan ifka kuu keclahay anaad iitahay udgoon ayaan taan murugsanahay adaa farxad ii alkuma odhaahdaada macaaqn
Queue is empty
-- / --