iftiin baxayaan arkaa
rajada udugbaan arkaa
ayaamo wanaagsan
jacalkjeenaan arkaa

ishaan kula raacayaa
agtaadaamn joogayaa
naftaan kugu aaminaa
kalsoonidu waa adiga

ubaxabaan kuu beerayaa
aroosbaan dhiganaynaa
adaan ku ilaashadaa
nacabku isaruursadaan
kun jeer inqilaabayaa

galgacalbaan ababiyaa
iinbaan kaa dhawrayaa
dartaa ilinbaan qubaa
adan ifka kuu keclahay

anaad iitahay udgoon
ayaan taan murugsanahay
adaa farxad ii alkuma
odhaahdaada macaaqn

Exit mobile version