VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehel ft albakari - Lyrics

Cishqi laba wadaagtaan nahoo Wacad u yaal meele Wakhtiba ina kala raray Hadaan wehel ahaan lahayne Kuma waarayno murugadoo Wax sanbaa imane War san dhagaha nacab Nacabka uga tuur Weedho ka caroodo 2x Wadnahaygu ina yahay adaa Baabtayoo dagayee Waaxyaha jidhkaygiyo Naftaad ila wadaagtaayee Wacyi maanta aragnaa Maruun noo wanaag galiyee Ha warwarin walaac yuu ku galin Samirna weel buuxso 2x Isku wiirsan maynoo Dantaan wada jiraynaayee Kala waaban maynoo Baryahan waaba yaq kalee Isna waayi maynoo Alaa inoo wakiilahee Wax san filo ar khayr liyo Samuun weyne talo saaro 2x Wajigaaga goortaan arkaan Wahabku duulaayee Waaxyaha ku tabayaa aan marnabaa Weecan karaynee Aday kaa warwarayaan Sidii wiil tariin dhalayee Yuu waraabin wee Weeraha jacayl Wada jir waa guu guulee 2x Waxa dumar asaaga ah Qurux Waad ka wadataayee Wakhtigayga ugu badan Adaan kugu waraystaayee Qalbigaad ku weyntahay ku jecel Oo ku weheshada ee Caashaqu ha waaree wax lura Aan ka wada dayrnoo 2x Isku wiirsan maynoo Dantaan wada jiraynaayee Kala waaban maynoo Baryahan waaba yaq kalee Isna waayi maynoo Alaa inoo wakiilahee Wax san filo ar khayr liyo Samuun weyne talo saaro 2x
Queue is empty
-- / --