VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabiibi - Lyrics

Xidigeygi ayaa tahy iyo Xareed ii da'dee Xeebtii xamar/ Berbera Adigaan kaa so xushee Wixii la xaraara hoo haaya Xiisahaaga waaye Ha i xoorine xabadka isaare Xabiibi aahaa oo hoo Haa haa oo hoo Xabadii jaceylkaaga La xanuunsanee inti aan Xabaal galinin xasil ii imaaw Wixii la xaraara oo haaya Xiisahaaga waaye Ha i xoorine Xabadka isaaree Xabiibi xayaati haa haa Oo hoo haa haa oo hoo. Lyrics: by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --