VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilkas - Lyrics

Adaa xoojiya xubiga Xafida xiisaha kalgacal Adaa sharaf xeeriyoo Xaashee adigaan aqoon Intii ruux xumo yaqaan 2x Adaa nacabkiyo xidha Dadaalada xaasidkoo Adaa xilkasoo ka dhigay Ka dhigay xilkasoo ka dhigay Xiriirkeenii mid dhaba 2x Xalkii xalkii noloshaa Nolosha ii daniyo Qofbaa tahay la ii xuley Wey xabiibkaan doortayoow Xabiibkaan doortayoow Ahow xaajigayga abid Ahow xaajigayga abid 2x Wanaagiyo ruux xurmiyo Xanaano gayaa tahoo Nolosha xeerkeeda iyo Xaqiiqada adaa I baray Tilmaamaha lagu xasilo 2x Inaan dadka kaa xigsado Horaan xidigyohow xaqiiq Xaqiiq gaar ugu Maroo Maroon gaar ugu Maroo Xaq dhawr baad mudantahee 2x Xalkii xalkii noloshaa Nolosha ii daniyo Qofbaa tahay la ii xuley Wey xabiibkaan doortayoow Xabiibkaan doortayoow Ahow xaajigayga abid Ahow xaajigayga abid 2x
Queue is empty
-- / --