VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Careless - Lyrics

markii aan ku idhi huuno anigaa ku jecel heedhe ayaad kor isku sii qaaday kursi dhigatay guudkayga telefoonka qaban wayday ina tahay qof cerlesa teeda uun ka talinaysa waaban kaaga jeedaaye kolkii aan ku soo doontay is macnayn hadaad keentay kibir aad san aad taagtay aana kaa kaaftoomay kaydkii xasuustaada waan ka daadshay maankayga ka xawilay kashayda oo dhan naftii kuu jeclayd koonka ka tirtiray jacaylkaaga ka mamnuucay aragaaga
Queue is empty
-- / --