VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi baan qoray - Lyrics

Cishqigaan igu baahay anoo Dhan baalbuu iiga leexshay Dadkoo dhan Naftuna diidoo Bilistoo dhan Nafteyda adaa Dagay qeyb dhan Anoon hurdadii bogan boga Leyl dhan anigon awadaa Cunin alla baad dhan Ayaan kaa baafshay baafshay Dhulkoo dhan Caawana cishqi baan qoray Buug dhan sidii cilmi baan Ahaay wiik dhan Bogaan calan kuu suray Qeyb dhan Cishqigan ii baaqay Leyl dhan boog buu ka sameystay kashoo dhan Naftuna diidoo basharkoo Dhan dhaar baan kamaraa Nacabkoo dhan Anigoo barya taaga helin warsan anigoon aragaaga Bogan saacad dhan Ayaan hadba so sodiray Ayaan hadba so diray Beej dhan Caawane cishqi baan qoray Buug dhan sidii cilmi baan Ahaay wiik dhan Bogaan calan kuu suray Qeyb dhan. Lurics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --