VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadka daa’in uumay - Lyrics

Dadka daa’in uumee Dunida ku nooloow Da’dee ka harayoo Dab baa igu shidanee Haddii uu dabiibiyo Dawo uu leeyahay Caawana dilanee Dadkeeygoow icaawiya Midaa doonayaa Daacad moodayaa Dabinkaa aniga iidhigtee Da’yar annagoo kale Dib yuu u’aamin Dumarkaaan hadayr jiraan (Sawaahili) Wax walboo dunida Bilow iyo dhamaadbay Barbaray ku leeyihiin Been haddii la sheegineen balse dadka qaarba Inaysan baahneen Hadal moogen Bulshooy isla waynyihiin Hadduu bar kuu baxo Buur lama fuulo Baryobo waano kuu wadee Inaad ubaahata bari dhici kareesaa Bal dag aa tahay dahaboo (Sawaahili)
Queue is empty
-- / --