VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalxiis - Lyrics

Dayax soo iftiima iyo Dadku wada daraandareen Ishu doogsanaysaa Dawooy tahay La daawadaa tahay Nimcooy la daawadaa tahay 2× Jawhar daafaheediyo Barta lagu damaashaado Beerihii dugsoonaa Shimbiruhu dawaafaan Dawaafaan Ku dalxiisa moonaa 2× Muqdishoo Muqdishaay dacaladeediyo Daarihii wacnaa Degmadii jacaylkeena Nabad lagu dakeeyo Nimco ku dalxiis haboonaa Nimco habi ku dalxiis haboonaa Muqdishoo Muqdishaay dacaladeediyo Daarihii wacnaa Degmadii jacaylkeena Nabad lagu dakeeyo Nasiib ku dalxiis haboonaa Nasiib ku dalxiis macaanaa Ubax soo baxaa tahay Dadku wada sugaayeen Dhalaalkiisu doog yahay Doog yahay nasiib Dahab nuuraya nuuraya tahayee 2× Daafaha afgooyiyo Wabiyada durdurayaa Doogu raysku qariyoo Xooluhu dar joogaan Dar joogaan Ku dalxiis macaanaa 2× Muqdishoo Muqdishaay dacaladeediyo Daarihii wacnaa Degmadii jacaylkeena Nabad lagu dakeeyo Nasiib ku dalxiis haboonaa Nasiib ku dalxiis macaanaa Muqdishoo Muqdishaay dacaladeediyo Daarihii wacnaa Degmadii jacaylkeena Nabad lagu dakeeyo Nimco ku dalxiis haboonaa Nimco habi ku dalxiis haboonaa
Queue is empty
-- / --